Hoos udhac ku yimid suuqa

 Waxaa hoos udhac aad uweyn ku yimi suuqii Crypto currency. Qiimaha kala duwan ee dhamaanba suuqyada Crypto currency ayaa aad usoo daatay. 


Suuqa Crypto currency, inuu aad usoo daato waxa sabab weyn u ah : Xaaladaha ka taagan Gobolka Bariga dhexe. Gaar ahaan xaalada Iran iyo 1sra1l.

Suuqa marka uu sidaan oo kale usoo daato, waa marka uu ugu fursado badantahay. Qiimo aad ujabana lagu iibsan karo Coin,s ka hoos udhacu ku yimid. 


Qiimo Jaban ku gado, Qiimo sare iskaga iibi. Si, aad FAA, iido UGA sameeso.